Qaar kamida gobolada gobolada Sool , Galgaduud iyo Mudug ayuu ka curtay Roobka Gugga oo meelaha qaar dhigay biyo badan.
Magaalooyinka Caabudwaaq, Buuhoodle iyo Qaymo kamida gobolka Mudug ayaa waxaa ka da’ay Roob fiican kaas oo yareeyey Kulaykii Bisha Maarso oo ah Bisha ugu kulul Soomaaliya.
Leave a Reply