Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ahaa Xildhibaano iyo siyaasiyiin kulan Magaalada Dhuusamareeb kula qaatay Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa waxuu sheegay inuu taageersan san Madaxda Galmudug lana shaqeynayo.
Dhanka kale Xildhibaan Mahad Salaad ayaa waxuu Axmed madoobe iyo Siyaasyiinta Jubbaland u sheegaa inaysan Heshiin oo dagaal lagalaan Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.
Halkaan hoose ka daawo Hadaladii Mahad Salaad
Leave a Reply