Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasada gobolka Gedo mudane usmaan nuux xaaji Macalimow oo ay wehliyaan maamulka Degmada Baladxaawo iyo kan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa dhagax dhigay garoonka diyaaradaha oo ay yeelan doona Degmada Baladxaawo.
Leave a Reply