Xildhibaan Axmed Maxamed Faarax “Cusaama” oo kamida Barlamaanka Labaad ee Galmudug ayaa Gaarigiisii waxuu ku wareejiyey Saldhiga Boliiska Degmada Caabudwaaq oo ay ku dhacday Gadiid la’aan.
Goobta uu Xildhibaan Cusmaama ku wareejinaayey Garigiisa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed, oday dhaqameed, Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo Taliska Booliiska Degmada Caabudwaaq.
Leave a Reply