Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee ku sugan xerada UK
ee Degmada BaladXaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa soo gaaray saraakiil ka soctay dowlaad federaalka ah ee Soomaaliya.
Saraakiishaan soo Gaaray Degmada Baladxaawo ayaa halkaas ka bilaabeen Diiwaan Galinta ciidamada aan Horay loo diiwaan Galin waxayna Tagi doonaan degmooyinka gobolka Gedo oo dhan sida ay sheegeen.
Leave a Reply