Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay warbahinta qaranka ayaa sheegay in taliska Ciidanka Asluubta taxadar weyn u galay hubinta iyo badqabka caafimadka maxAabista ku xiran xabsiyadDa dalka gar ahaan xabsiga dhexe ee xamar .
Sidoo kale waxaa uu taliya sheegay in qalab caafimad la geeyay xabsiga dhaxe si loo ilaaliyo cafimaadkooda maxaabiista ,kuwaasi oo ka kooban saabuunta gacmaha lagu meerto, dawooyimka ilaaliya jermiska iyo qalabka lagu xirto afkan si looga taxadiro faafida CoronaVirus oo kiiskii sedexaad laga helay dalka
Generaal Mahad ayaa sheegay in xabsiga dhexe uu ka mid yahay meelaha ugu nugul caafimaadka loona baahanyahay in fijignaan dheere ah laga muujiyo.
Leave a Reply