
Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada london ee wadanka ingiriiska sida ay inoo xaqiijiyeen eheladiisa .
Allah ha u naxariistee Nuur Cade ayaa maalmahaan la xanuunsanayay Cudurka Covid-19.
Maxamed Nuur Cade oo ka mid ah Caruurtiisa oo la hadlay radio muqdisho ayaa sheegay in saakay uu geeriyooday.
Leave a Reply