Akhriso:Maraykanka oo aan kaba Hadlin Eedaynta Haruun Macruuf

safiirusa

Baraha Bulshada ayaa waxaa lagu soo Daabacay war aan waxba ka jirin oo ah inay Safaarada Maraykanka Muqdisho ka Hadashay eedeyn ay Hay’ada Sirdoonka Soomaaliya NISSA u soo Jeedisay wariye Ushaqeeya idaacada Afka soomaliga ku hadashaya ee VOA.

Hoos ka aqriso Twitterka safarada Maraykanka oo soo hadal qaadin NiSSA iyo Wariye Haaruun Macruuf iyo wararkii ugu dambeeyey oo ay kuqoraan bogooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.