
Golaha guurtda degmadda Caabudwaaq ayaa maantay kulan ay ku yeesheen xaruntooda waxaa ay uga hadleen saddex qodob oo kala ah
1-Baaq Nabadeed oo ay ujeedinayaan Beelo ku diriray Furinta fooro oo udhaxeysa Dhabbad iyo Gallinsoor
2-In ay soo dhaweeyeen go’aanka ka soo baxay Maamulka degmadda iyo laamaha amniga ee lagu joojinayo qaadka ka yimaada Itoobiya
3-In Bulshadu ay canshuurta bixiso si loo xoojiyo Ammniga.
Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle cabdulaahi.
Leave a Reply