Daawo:Deni oo ka hadlay Heshiis Axmed madoobe iyo siyaasiyin uga socda Nairobi

deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Dadweynaha la hadlay ayaa wuxuu si gaar ah uga hadlay Caabuqa Coronavirus, arrimaha Federaalka Dagaalo kasoo Cusboonaaday Kismaayo, Deegaano kamida Galgaduud iyo Mudug.

Waxaa kaloo Deni soo dhaweeyey Wadahadalada Maamulka Galmudug iyo Madaxwaynihii Hore Xaaf iyo heshiis gaba gabo ah oo ka dhacay Nairobi kaas oo u dhaxeeya Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiin ka tirsan Jubbaland sida uu sheegay Madaxwaynaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.