Daawo:Magaalada Mandera Kenya oo laga Helay Dad qaba Coronaha

mandera

Maamulka Magaalada Mandera ee Xuduuda la Leh Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa Sheegay inay Jiraan laba qof oo qaba Xanuunka Coronaha.

Maamulka Mandera County ayaa waxaa kaloo sheegeen Labadan qof ee qaba Coronaha inay kasoo safreen magaalada Nairobi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.