
Wasiirka Caafimaadka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo warbaahinta la hadashay ayaa waxaa ay sheegtay in Sheybaarka Qaranka uu si rasmi ah u shaqo bilaabay, isla markaana wixii Maanta ka bilowda dadka looga shakiyo CORONOVIRUS lagu baari doono.
Leave a Reply