
Madasha Gedo Intellectual forum ayaa waxay War-murtiyeed kasoo saartay xaaladda Covid-19 ee Dagmooyinka Xuduudaha la wadaaga Kenya iyo Itoobiya.
Madasha Gedo Intellectual forum ayaa Wasaaradda Caafimaadka, Hay’adaha samafalka ugu baaqday inay kasoo jawabaan war-Nurtiyeedkaan.


Leave a Reply