Ciidamo iskugu jira Boolis,Nabadsugid iyo Millateri ayaa la wareegay Ammaanka Bali-cad oo udhow goobihii dhawaan uu kadhacay dagaalka ee Furinta foor si looga hortago dagaal markale dhexmara beelo walaalo ah oo halkaasi kudiriray.
Taliyaha xasilinta degmadda Caabudwaaq Axmed Baaraaf oo kamid ah saraakiisha kusugan Furinta foor ayaa waraysi uu siiyay wariye Ayaale cabdulaahi waxaa uu kaga waramay xaaladda guud iyo ciidamada halkaasi la geeyay.
Leave a Reply