Daawo:Muuse Biixi oo ka Hadlay wadahadalada Madaxda Soomaliya iyo Maamulkiisa

muuse

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero joogaan shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah shacabka ula hadlay, waxana ay si hufan oo xeeldheer uga hadleen wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya iyo cidda xaqa u leh inay ka hadasho, iyaga oo sidoo kale bulshada u diray fariimo cadcad oo la xidhiidha badbaadada xanuunka COVID-19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.