Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Gudoontay Qalab lagu baarayo CORONAVIRUS

isbitaal

Hey’adda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab lagu baarayo cudurka COVID-19, qalabkaas lacagta lagu soo gaday, waxaa ku deeqday safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay hey’adda WHO iyadoo qalabkan keenistiisa dalka loo xil saaray hey’adda cuntada Adduunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.