Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ayaa waxaa ka hirgalay talooyinkii Caafimaadka ee ahaa in dadka Guryahooda Joogaa.
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo laamaha amniga ayaa xiray meheradihii ganacsi ee isugu jiray dukaano Iyo maqaayad oo ku yaalay Magaalada Muqdisho
Waxaa kaloo Ciidamada Kala Direen dadka shacabka ahaa ee fadhiyay mehradaha ganacsi iyi wadooyinka.
Magaalooyinka Aduunka ayaa waxaa kajira bandow lagu soo rogay Bulshada si looga hortago in cudarka Coronaha Faafo.
Leave a Reply