Akhriso:Telefishinka Qaranka oo Midab Takoor kula Kacay Gabdhaha Soomaliyeed

telefishinka

Telefishinka qaran Soomaaliyeed oo ah Goobta ay wararka ka helaan warbaahinta dibada iyo tan Dalka ahna Muraayada Dalka ayaa Mudooyinkii dambe waxuu ahaa mid qalado badan ka dhacaan taas oo Madaxda iyo Masuuliyiinta wasaarada Warfaafinta ay si bariir ah ugu Kaceen.

Telefishinka qaranka ayaa waxuu Maanta Xayeysiiyey inay u baahan Yihiin labo Gabdhood oo wariyaal ah kuwaas oo Sharuudaha laga Rabo ay kamid yihiin inay Dheertahay, Cadahay, Midabqurxoon Lee dahay taas oo ah Midab Takoornimo bareer ah.

Waxaa lagu dooran karaa wariyaha Aqoon ee ma ahan in lagu doorto Midabkiisa iyo dherarkiisa.

Dhawaan bay ahayd Markii Telelfishinka qaranka siidaayey Muuqaal niman Eedaynayo Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.