Bulshada Hirshabeele ayaa waxay walwal wayn ka qabaan Cudraka Coronaha inuu ku faaafo Deegaanadooda kadib markii laga helay Masuulyiin ka tirsan Hirshabeele oo uu kamida Yahay Xildhibaan Khaliif Muunin.
Waraka laga helayo Magaaada Jowhar ayaa Sheegaya Qaar kamida Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeele inay Qaadeen Cudarka Coronaha kadibna ay karintiil is gasheen si uusan Cudarka Bulshda ugu faafin.
Isbitaalka Magaalada Jowhar ayaa waxuu wajahayaa Daawo iyo Qalab la’aan kadib markii ay dayaceen Madaxda Hirshabeele oo waqtigooda inta badan ku dhumiya Magaala Muqdisho.
Leave a Reply