Maalmo ka hor bay ahayd markii Telefishinka qaranka Xayeysiiyey inuu u baahan yahay Labo Gabdhood oo Qurux badan DhaaDheer oo labis Qurxoon ama “Hub Qaad wanaagsan” taas oo fashil ku noqotay Warbaahinta qaranka Soomaliya.
Hadaba fadeexadaas ku timid Telefishinka qaran ayaa waxaa Xilka ku waayey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada warfaafinta Soomaliya.
Hoos ka Aqriso Masuuliyiintii xilka waayey
Leave a Reply