Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay Guddiga Ka hortaga Coronaha iyadoo kulanka looga hadlayay sida hey’adaha Dowladda ay isaga kaashan karaan ka.hortaga cudarkaan dilaaga ah.
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa faray Wasaaradda amniga, iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Sh Dhexe in go’aan ay ka qaataan joojinta qaadka ka imaanaya Dalka Itoobiya iyo Muqdisho.
Madaxwayne Waare ayaa Faray boliiska inay Bandow kusoo rogaan.bulshada habeenkii si loo yareeyo faafida Cudarka Coranaha.
Leave a Reply