
Aduunka waxaa Haleelay oo dhibaato wayn u gaystay Xanuun aysan udiyaar Garoobin kaas oo Dilay dadka aad u tirabadan, wadamada uu qasaaro Nafeed iyo Midhaqaalo u gaytay waa wadamada la oran Jiray waa Horumareen.
Hadaba Dhaqtar Ibaraahim Shiiq Cali Diini oo ka hawgala Isbitaalo ku yaala dalka Maraykanka ayaa kawar bixinaya inay Soomalida u diyaar Garowday Cudarkaan Coronaha iyo in kale.
Leave a Reply