Daawo:Puntland oo Amartay in lasoo Xiro Shiiq Rusheeye

rusheeye

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa sheegay in ay jirto Dacwad ay ka gudbiyeen Sheekh Rusheeye oo Wasiirku sheegay in uu ku kacay arimo dhibaato u keeni kara Bulshada Reer Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.