Dowladda Soomaaliya si kulul uga Jawaabtay wararka Been abuurka oo qaar kamid ah warbaahinta Kenya ay ka Qoreen Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA, kaasi oo lagu daabacay wargeysyada Kenya qaar kamida.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay warkaas inuu yahay been abuur, waana weerar lagu bartilmaameedsanayo dowladda Soomaaliya iyo hay’adeheeda kala duwan mana ahan mid aan indha ka qarsanayno.
Leave a Reply