Akhriso:Jubbaland oo Joojisay Qaadashada Shaqaalaha Rayidka ah

jubbaland

Warqad Qoraala oo kasoo Baxday Hantidhowraha Guud ee Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in gabi ahaanba la joojiyey Qaadashada Shaqaalaha Rayidka.

Joojintaan Shaqaalaha Rayidka ayaa Timid markii ay badatay Dacwooyinka ka dhanka ah habka shaqaalaha loo qori iyo Musuq Maasuuq wayn oo ka jira Xaafisyada wasaaradaha iyo kan Madaxwaynaha is doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.