Bulshada Soomaliyeed ee kunool dalka Dibadiisa iyo kuwa dalka Gudihiisa ayaa waxay u dhimanayaan Cudurkaan Coronaha kaas oo aan daawo loo hayn.
Mahad Bashiir Aw Maxamed oo kamida Soomalida ku nool dalka Dibadiisa ayaa waxuu la wadaagan Bulshada Soomaliyeed talooyin mahiim ah oo laxariira sidii looga hortagi lahaa Cudarka Covid19.
Leave a Reply