
Waxaa heshiis Naibi ku wada gaaray Axmed Madoobe iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland.
Hishiiskaan ayaa ku qoran inay Xidig, Seeraar iyo Shiiq aqoon sadeen Doorashadii Axmed Madoobe.
Hoos ka akhri qodobadii lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka arrintaas laga soo saaray.



Leave a Reply