Magaalada Dhuusamareeb waxaa looga Dhawaaqay Wasiirada Galmudug kuwaas oo intooda Badan lasiiyey Beelihii horay u helay Masuuliyiinta iyo Xildhibaanada Galmudug.
Beelaha Galmudug intooda Badan waxba kama Helin Jagooyinka ugu sareeye Galmudug sida Madaxwayne, Madaxwayne kuxigeen, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo Kuxigeenadiisa, Xildhibanada iyo wasiirada Galmudug.
Inta Badan Beelaha Galmudug waa laga qadiyey Jagooyinka Madaxda Galmudug waxaana lagula kacay cadaalad daro, Beelihii madaxda sare Galmudug helay ayaa waxaa loogu daray Wasiiradii taasina cadaalad manoqonayso waayna adag tahay in Galmudug loo dhan yahay lahelo.
waxaa mahiim ah in aqligu shaqeeyo oo wasiiro dowlaha iyo wasiiro kuxigeenada Beelaha kale ee laqadiyey waa in lasiiyaa si wax loo badbaadsho.
Leave a Reply