
Masjidka Darul Hijrah ee magaalada Minneapolis ayaa markii ugu horreysay bilaabay inuu cod sare ku tabiyo aadaanka 5-ta salaadood, kaddib markii duqa Minneapolis uu oggolaaday in bisha Ramadan uu masjidkaasi aadaanka cod sare ku baahiyo maadaama dadku aysan masaajidka ku tukan karin xanuunka COVID-19 dartiis
Leave a Reply