
Isbaheeysiga Isbedeldoonka 1-da Luulyo ayaa waxaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaliya.
Xoghayaha Guud ee Isbaheeysiga Mr. Mohamed Bille Musse ayaa warbaahinta u akhriyey warmurtiyeedkii ka soo baxay Isbaheeysiga ee lagu iclaaminayey Isbaheeysigan cusub ee la magac baxay Isbaheeysiga isbedeldoonka 1-da Luulyo.
Isbihaysigaan ayaa ka kooban Shan Xisbi oo kala ah Xisbiga Han iyo Hanaan qaran, Xisbiga cadaalada iyo Badbaadada, Xisbiga Xal qaran, Xisbiga u Heeli Dalkaaga iyo Xisbiga Horseed.
Leave a Reply