
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”
Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug;
Markuu tixgeliyay: baahida looqabo magacaabidda Golaha Wasiirada Galmudug;
Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda leh ee shacabka Galmudug ka sugayaan xukuumadda cusub;
Markuu la tashaday : Madaxweyne ku- xigeenka Galmudug.
Wuxuu xeeriyay magacaabidda laba wasaaradood oo ka dhinaa Golaha wasiirrada Galmudug oo kala ah:-

1) Cabdinaasir Geelle Elmi, wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha.
2) Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha.
Leave a Reply