Dowlada Turkiga ayaa shaqaalaheeda Rayidka ahaa ee kusugnaa Soomaliya dib ugu celisay Dalka Turkiga.
Sababta dadka u dhashay dalka Turkiga dib loogu ceshay Dalkoodii ayaa ah cabsida cudarka dilaaga ah ee Cornaha kaas oo dunida ku haya Dhib wayn oo isugu jira Dhimasho iyo dhaqaalo daro.
Dalalka Caalamka ayaa intooda badan waxay dadaal ugu jiraan sidii dadkooda Dib ugu soo celin lahaayeen waxaana ka mida Dowlada Soomaliya oo shacab ku xanibnaa Dalka Turkiga dib ugu soo celisay Muqdisho.
Leave a Reply