
Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaliya Augustine Mahigo hadana ahaa Wasiirka dastuurka iyo arrimaha sharciga dalka Tanzania ayaa ku geeriyooday magaalada Dodoma ee Dalka Tanzania.
Wararka.laga helayo Dalka Tanzania ayaa sheegaya inuu Mahigo u dhintay Cudarka Dilaaga ah ee Convid19 ama CoronaVirus.
Shacabka soomaliyeed ayaa Mahiga ku xasuusta Musuq maasuq iyo fowda uu kasameeyey Dalka Soomaliya.
Leave a Reply