
Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho ayaa warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Qardho waxayna sheegay in ay meel wanaagsan marayaan caaawinta dadkii ay saameyeen fatahaadi .Gudiga ayaa u mahadceliyey shirkado , shaqsiyaad ganacsato ah iyo guud ahaan umada soomaaliyed oo u istaagay caawinta dadkii ay saameyeen daadadkii ku dhuiftay Magaaladan Qardho.
Leave a Reply