Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa howla kormeer ah oo amniga quseeya kutagay xaafadaha kala duwan ee degmada Hiliwaa oo xigta qeybta Bari ee magaalada Muqdisho.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply