Dowladaha Turkiga iyo Imaardka ayaa waxaa ka dhex bilowday Dagaal qaboob kaas oo ka lifay inay Saxaafada isu mariyaan eedayn Kulul, tii ugu dambaysay ayaa ahayd markii Dowlada Turkiga ku eedaysay Imaaradka inay Taageeran Argagixisada sida Alshaab iyo kuwa kale.
Leave a Reply