
Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Shir go’gol xaar u ah Shir ufurmaya Beel kamid ah beelaha daga Caabudwaaq.
Dhinaca kale waxgaradkii ka hadlay kulankaas waxay dhaliileen saami qeybsiga Golaha Wasiiradda Galmudug kaas wasiirkoodii lasiiyey Fiqi.
Leave a Reply