
Diyaarad ay leedahay African Airways oo ka kacday Magaalada Muqdisho, ayaa ku burburtay Bardaale.
Sida ay sheegayaan wararka ka imasnaya Bardaale waxaa shilkaan Diyaaradeed ku dhintay Lix qof .
Ilaaya hada laamaha maamulka Koonfurgalbeed ma sheegin sababta keentay burburka diyaarada .
Leave a Reply