Walal u gargaar walalkaga dhibaateysan wiilkan waxaa lagu magacaabaa Abdirzaak wuu shaqeysan jiray qoyskooda asigaa mareyn jiray maanta waa kaas kaligii meel ku xeran oo maskaxda ayaa loogaga jiraa hiyadiis waxey muslimiinta ka dalbatay in aay ka cawiyaan siidii wiilkeeda caafimaadkiisa loogu raadin lahaa
Waxa u jooga caruur iyo xaskiisa abihii wuu dhintay hada wax masruufa ma heystaan waxey ku nool yihiin wixii dariska u geyaan hadii aad tahay kheyrka jecel walal caawi walalkaga muslim ah garab ayuu kaaga bahan yahay.
Fadlan kala xariira telefanka ku qoran Meesha oo ah 0614346848
Leave a Reply