Magaalooyinka Maamulka Somaliland ayaa waxaa kusoo batay dadka uu soo ritay cudurka Dilaaga ah ee CoronaVirus iyo kuwa u dhimanaya.
Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu sheegay in Cudurka Coronaha laga helay 3 Qof, kuwaasi oo laga qaaday dhiicaano.
Dhanka kale Wasiirka Caafimaad Maamulka Soomaliland ayaa sheegay qof hore ugu dhacay Cudurka oo maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanaa inuu geeriyooday.
Soomaliland waxaa kajira dad la.in daran Cudurka Coranaha oo aanan isbaarin oo ku sugan guryahooda kuwaas oo qaar kamida Geeeiyooda.
Leave a Reply