Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu soo rogay xayiraad 15 maalin ah oo ka billaabanaysa Arbacada
Wasiirka caafimaadka ee Kenya, Mutahi Kagwe ayaa sheegay in tallaabadaan looga gol leeyahay xakameynta cudurka safmareenka ah ee COVID19.
Dhankiisana, Xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamakunji oo ay ku jirto xaafadda Islii, Yuusuf Xasan ayaa si adag uga soo horjeestay go’aanka oo uu ku sheegay mid aan laga fiirsanin.
Leave a Reply