Madaxwayne Kuxigeenkii jubbaland Kismaayo Kusoo Noqday Mudo Kadib

sayid

Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay maaalada Kismaayo.

Waxaa madaxwayne ku xigeenka garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Jubbaland kuwaas oo ay kamid yihiin wasiirro, xildhibaanno, odayyo dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa imaanshihiisa kadib khudbad ka jeediyay qaybta nasashada ee garoonka diyaaradaha SMagaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay safarkiis u aaday gobolka Gedo iyo magaalada Nairobi iyo Mandera.

Dhanka kale Madaxwayne ku xigeenka ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid wasiirkii waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland marxuum Maxamad Ibraahim Maxamuud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.