Daawo:Balanbal Beel sheegtay inaysan Galmudug ka helin Saamigoodii

Galmudug

Kulan ka dhacay Degmada Balanbale ee Gobolka Gaduud ayna isugu yimaaden mid ka mid ah beelaha dega waqooyiga oo kaga hadlayayeeen saami qaybsiga Galmudug.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay haween dhalinyaro odayaal iyo qaybaha kale ee beesha, dadkiii ka hadlay Kulankaas waxay sheegen in aysan beeeshoodu wax qayb ah ka helin saamiqaybsiga galmudug iyo waliba kan federalkaba waxayna codsadeen in ay helaan waxa ay xaqa u leeyihin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.