Inta Badan ma dhacdo in taliye ka tirsan Laamaha Ciidamada inuu iska Casilo Xil loo magacaabay balse Madaxadiisa waa u sheegi karaa inuu Shaqada ka ruqsadaysto arimo xaafimaad ama danugaar ah.
Hadaba Taliyaha Boliiska Degmada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed ayaa waxuu sheegay inuu Xilkii Taliyanimo iskaga Tagay kadib markii Shaqsiyaad ka tirsan Alshabaab oo Xabsiga Dhuusamareeb ay kasii daayeen saraakiisha Sare ee Booliiska Galmudug .
Leave a Reply