
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ee wali la Ansixin Axmed Macalin Fiqi ayaa kahadlay eedeyn uu laamaha amniga Galmudug u jeediyay Taliyihii Booliiska Magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Warsame.
Taliyaha Boliiska Dhusamareeb ayaa sheegay inuu iska Casilay Taliyenimadii magaalada Dhuusamareeb taas oo ah waxaan horay U dhicin.
Fiqi oo ka Jawaabaya Is casilaadi Taliyaha Boliiska ayaa yiri sidaan Hoos ku Qoran.

Leave a Reply