Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsanayn AMISOM ayaa soo riday diyaaraddii laga lajaa dalka Kenya ee African Express, sida lagu shaaciyay warbixin horu dhaca oo kasoo baxday Taliska Amisom.
Sababta Ciidamada Itoobiya usoo rideen diyaaradda ayaa lagu sheegay in looga shakiyay in ay is qarxin rabto.
Diyaraadaan lagu soo riday bardaale ayaa waxaa ku dhintay Lix Ruux oo isugu jira Soomali iyo Ajaanib.
Leave a Reply