Fannaanka Saalax Carab, ayaa maanta laga sii daayay xabsi ku yaala Magaalada Hargeysa oo uu muddo ku xirnaa isaga iyo Fanaano kale kadib markii ay Tageen Muqdisho.
Fanaanka ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo shacabka Somaliland balse aanu Abaal u hayn Fannaaniinta Somaliland.
Laba fannaan oo kale oo lala xiray ayaa weli xabsiga ku jira kuwaas oo u dhashay Somaliland balse fannaankan Saalax Carab ayaa u dhashay waddanka Yemen.
Leave a Reply