
Axmed Madoobe iyo boqolaal dadweynaha Jubbaland, Masuuliyiin iyo shacab iskugu jira ayaa ka qayb galay Aaskii Alle ha u Naxariistee Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim kaas oo ka dhacay Qabuuraha Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply