
Gudoomiyihii hore Magaalada Garbahaaray Imaan Cadow ayaa Xabsi ku yaala Magaalada Garbahaaray lagu xiray
Ciidamada Dowladda ayaa xabsiga u taxaabay Imaan Cadow kadib markii uu diiday inuu warejiyo xilka Gudoomiye.
Imaan Cadow ayaa horay waxuu u diiday xil ka qaadis uu kusameeyey Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Macalimow asagoo sheegay inuusan Xaq u lahayn inuu Xilka ka qaado.
Leave a Reply