Dowladda Soomaaliya ayaa Joojisay Munaasabada Todobaadka Dhalinyarada Sababo la xariirta COVID-19

khadiijo

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadashay Xuska Todobaadka Dhalinyarada.

Wasiir Khadiijo ayaa sheegtay in la Joojisay Munaasabadaha Lagu xusi lahaa Todobaadka Dhalinyarada Sabab la xariirta Qatarta Cudurka COVID-19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.